VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waqooyi Iyo Walanweyn - Lyrics

Walwalkiyo waxan kac badan Waxaa iigu wacan walaac Naftaydii wantacaarka baday Wiiqlada ugu tabin warkada 2x Wadariyo walaal is nacay Dadkan waa ceensi la lahayn Waa dad laga dhigay waqcada 2x walcad intii ahayd wanaag Waraabaha ay isu Wandari War raciyo jidiin wanaag 2x La qooyiyo wan la ween Warkeedii Waa horiyo Waa darku naceb waday Wareenkeeniyo weynaa 2x Weganka iyo waslada Dhula Weganka iyo waslada Dhula Wadarteed miyaan wiiqnaa Wadarteed miyaan wiiqnaa 2x Walee caadkan waayaha jiray Maxaa la soo maray waraaq Waabay iyo walahawnka badan Waxaan kaga waaqsan iyo 2z Wadeeciyo wawaan nabadaa Waa ii kow waciir sida Ceel Wacad waafiyoo la galo 2x Wadka iyo lahayn waswaas Ileen warasaduu dhaxlaa Weydiiyo wax yaqaan baa jira 2x La qooyiyo wan la ween Warkeedii Waa horiyo Waa darku naceb waday Wareenkeeniyo weynaa 2x Weganka iyo waslada Dhula Weganka iyo waslada Dhula Wadarteed miyaan wiiqnaa Wadarteed miyaan wiiqnaa 2x
Queue is empty
-- / --