VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Ha burburin Lyrics

Waxaad tahay bil dhalatiyo
Cadceed soo baxaysoo
Biligtii hilaacoo
Bildhaantaada weeyaan
Tan jacayl ka beertee
2x

Bidixdiyo waxaan nahay
Middigta isu baahdoo
Ilayn way isu booyaan
Haday midi bukootee
2x

Ha burburinin wacadkoo
Haka baqan dhankaygoo
2x

Buur igala culuside
Ha baylihin
Ha baylihin kalgacalkii
2x

Waxaad iila bili tahay
Beeraha wajaaloo
Intuu roob barqadii helay
Baliyada xareedii
Togagii burqanayaan
2x

Ha burburinin wacadkoo haka baqan dhankaygoo
2x


Lyrics by: ismael
loading..
-- / --