Sida ayro geelo
ilmahayda waydaan
Waan kugu ololayaa ma ogtahay?

Axdigeenu dhiganiyo
Arimaha dhaxdeena
Marna ha iloobin aboowe

Aduunyada dhamaanteeda
Inta joogta
Adaan kaa arkoodoo
Naftu ku ogalaatee

Waxaan kugu aqoonsaday
Ay kugu amaanayaa
Indho garad inaa tahay

Aragaa oo qura
kuma iibsadeen aduunyada

Aniguba jacaylka ?? adigaa
Inoo araxda iga galay ma ogtahay

Maalin taan ku caashaqay
ereygaad itiray baa
uurka iga yaali weli Aboowe

Aduunyada dhamaanteeda
inta joogta
Adaan kaa arkoodoo
Naftu ku ogalaatee

Waxaan kugu aqoonsaday
Ay kugu amaanayaa
Indho garad inaa tahay

Aragaa oo qura
kuma iibsadeen aduunyada

Exit mobile version