Heesta Macaanow Macaaney - Lyrics
Barni waan kuu baah
Nehee barigii aan ku
Bartaa boholyowga
Caashaqa boga igaga
Baxayee x2
Baxsad baan kuu
Ehee adba waad og
Tahee bilic laydaa
Haween barni adaan
Kaala soo baxee
X2
Balcad iyo booramiyo
Burco iyo baladwayn
Barni inaan kuula bubo
Oo bogay aan ku saaro
Balantay ay tahee
X2
Barni waan kuu bogee
Boogtaydii caashaqaa
Bilahan ku bartaa barni
Ani ka bogsadee
X2
Balad iyo baadiyo bilic
Daada qurxon barigaan
Inta kunool barni adoo
Kale maan arag
X2
Balcad iyo booramiyo
Burco iyo baladwayn
Barni inaan kuula bubo
Oo bogay aan ku saaro
Balantay ay tahee
X2