VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhalad weeye - Lyrics

dareemada qalbiga midka dayriyee hanka doojiye dajiyaha naftoo midka daawadee dadka odil dhamaan aan ka doortaye dugsadee hantoo daweeyaha kalgacal dabiib aha qalbiga i daneeyahan ku ildoogsade daadihi naftaan dookii naftuba midkay doonaya laabta diirsha iyo dayax ii ifoo dar alley nabdiga midkaan kali dagay aan ka doorbidee maanka deeqayoo daweeyaha kalgacal dabiib aha qalbiga i daneeyahan ku ildoogsade daadihi naftaan
Queue is empty
-- / --