VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inaba caadi maaha - Lyrics

adigoo anigoo qudhaa inagoo qudhaainagoo dharee qudha wadaagnoo adigoo anigoo qudhaa inagoo dharee qudha wadaagnoo aragaagu igu filan indhahaygiyoow agjoogaagu igu filan indhahaygi yoow iftiinkaygii noloshow ayaayahaygii ax yaa xabiibi indhahaygii asalkaaga quruxeey aayahaygii asluubiyo isir wacan aayahaygii indho deeqa simaneeya aayahaygii axyaa xabiib aayahaygii ikoolkoole iyo ikaafiyoo iikaalay anigoo ikaafiyoo kashka laabta igu qabo ikaafiyofarxadii aduunkoo ikaafiyoo alaylee ku ogoliyaa iisama ima dhiba ku ogaliyaa khadiira ayaanay ku ogoliyaa udugeey udgoonay ku ogaliyaa ina arag inta nool dhamidooda ina ishaartood dhamidooda kaanka raacoow kaanka ishaartoon kaba raacoow asaagay iyo fiilkay kaanka doortoow ah lan yaa xabiibi amiirkaygi yoow afka kama qeexi karo amaantaada ereykuma keeni karo amaantaada inama caadi maaha quruxdaaduah lanyaa xabiibi
Queue is empty
-- / --