VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ka yaabo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Khadiira Dhalad
Ka yaabo

Qof caashaq hayaan la yaabay
Ilmada qubayaan la yaabay
Fariin qaadaan la yaabay
Qarawga dilaybaan la yaabay

Qalbigan jabaybaan la yaabay
Qiirada haysaan la yaabay
Qamuumyo qofaan u jeedin
Qofkaa tabaysaan la yaabay

Qofkaa tabaybaan la yaabay
Qasrigan gudhaybaan la yaabay
Qaabkii caashaqaan ka yaabay
Qorshaha liicaybaan la yaabay
Ka yaabay ka yaabay ka yaabay
Walee anuu waaban yaabay
Kaa yaabay ka yaabay
Ka yaaboo yaab dhamaystay

Niyada qasbanbaa la yaabay
Naftaa qalibtaan ka yaabay
Haraadka qabtaan la yaabay
Sababta qadisaan ka yaabay

Qasaaraha yimid ka yaabay
Qalooca waqtiga ka yaabay
Suntay ii qooshtay ka yaabay
Garaaca wadnaha ka yaabay

codkii Khadiira Dhalad