VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miyaad la bugtaa - Lyrics

Miyaad la bugtaa dareen Miyuu kugu baahayaa Miyaad baaxaa dagtaa Miyaad isu baahantihiin Oo miyaad isu baqaysaan Badh kaa maqan kii ahaa Sidayda miyaad bas tahay Bishii dhalataba miyaad Jacayl ku baraarugtaa Aroos ku bariidsataaye Miyaad baafisaaa wax tagay Miyaad beenisaa wax jira Miyaad baadhaa wax maqan Miyaad qalbi baanataa Oo miyaad niyad baashirtaa Beer kaa maqan oo ku tabay
Queue is empty
-- / --