VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Awrkii cirka 2 - Lyrics

markuu seexday aadmigu iyadoon ilays jirin aqalkuna madawyahay araweelo ii timid kacoo eeg soo imay odhan ubaxaan dugsiga dhigay riyadaan ka oogsaday markaan furay albaabkii awrkii cirkaan xalay arkayoon ku moodoo mudo ku ag wareegee uubnimo xishoodlee il nugaylna waabtee afka kama cadayn karo ergona uma dirin karee caashaqu ogaysiis ma leeyahay naftii jacayl ooman kolna eed ma waydee sida igadh maqaareey olol reemay goortaan indhahayga wiilkii aan ogolaaday saaree mar waxaan idhaa balaayo ma jiidhaa marna waxaan idhaa abidkaaba ha u jabin misna kama adkaystee miyaan ka ag fogaadaa sidii ayro geeloo ilmo loogu xidhay waab inanimadu yaablee ka adkayso sow ismaan odhan eedaadkaagana u tudho niyadaan ka oogaa urugada xasuustaa uurkiyo calooshay aramidu i jiiftaa ma ilaawi karaaye
Queue is empty
-- / --