VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaa kaa dhiga muftaax - Lyrics

maxaan kaa dhursugayooon inaan dhaayaha ku saaroon ku dheehdo doonay maxaan kuu dhabar adaygoon habeenimo kugu dhadhabayoo dhuuntiyo laabta kaa dhabcaalay hadaad dhinacayga joogto jacaylka la dhuuman maayee wadnaha aan kugu dhaweeyee dhulkii kuu quudhi maayee cirkana kuma dhigi karaayee ayaa kaa dhiga midhkaa intaan caashaqa dhitaysto dhankaa aan kugu hayee maxaan kaa dhuuntay intaan dhabo kaaga leexday shantaa dhaban qabsaday maxaan isu dhaafnoo dhankaaga laga iga dhirbaaxo dhinbiilo aan ku yeeshay hadaan dhinacaaga joogo sidii ruux yaroo dhalaana bal maad ilmo dhagac kasiisid aniga maqashay ka dhagalee dhoorkuunbaa ku daali doonee ayaa kaa dhiga quwaax dhadhaabiyo dhagax dixeed aan dhoolo qosol cadeeyee maxaan kuu dhabarayoon dartaa dhuuniga u diidoon dhul yaalay awgaa maxaan dhalandhool yahoomon dharaar iyo laba boqooloon dhanqaalan kalgacayl aan la dhuubtay maxaad dhaygag yaaboon dhiig iyo uus ma lihide dhafoor ku taabtay maxaan caashaqaaga dhababoon dhacamo waawayn gooyoo dhunkaal u qooshay
Queue is empty
-- / --