VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaamahan toddobada ah kaban - Lyrics

ayaamahan todobada ah mid waliba awoodiyo amarbay ku joogtaa axadi waxay tilmaantaa aduunkaa la taagoo way adkaysi badantay isniintuna waxay tilmaantaa udgoonow rasuulka ????? ?? ???? ????? ???? aduunyada la keenoo aakhirkana dheelmaday arbaci waxay odorostaa waa kulanka awliyoo waxay ehel wadaagaan khamiis lagu ogoodaa jimceey ehel wadaagaan waa laba is aaminay iska xiga ayaamaha arimaha talaadadu oogta yawmul badar la indheeyay garane sabti waxay awoodaa ILAAHII sameeyaa unugii la kooboo umuuraha is dooray waxaanay aniga ii shilin afarteeda waaxood qabyo kama idlaatee anigiyo ayaankay ubax waxaan sidanaba aan aroosno caashaqa
Queue is empty
-- / --