VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beer Jacayl - Lyrics

Inuu beer jacaylo kalgacayl ku baahiyo Hadalada baroortii boogaha damqinaya Igu baabay maqaaley , Baxnaanadu sidey tahy miyaad wali bestaa tahy alahayow kusamo bixi Cabdow berisamadkii marka sheeko baraleey kaftan? laysla beegsado Ma baraarugtaayo boholyow ma ooydaa Wadnhaagu biimiyo dhul Badwayn dushediyo ka talaaby buuraha ma u baaqayayoo wali ma u baroortaa. Bidhaan uusan gaaryn bilicdeda muuqal. Makadaba baqoola bacadkiyo kulaylaha dhibka ma u bareera *** Halkii bahal ku cuni lahaa Birmatii ku baxi timaha ii baafiyaa oo Beeraha ka doonaa Lyrics by Ismail
Queue is empty
-- / --