VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caqliga kaasha baa la yari - Lyrics

Awoy Maalinbaa La Yidhi Cadoy Gudcur Baa La Yidhi Cidloy Wehel Baa La Yidhi Amaanadu Waa Culeys Cirka Iyo Dhulku Diidayoo Carona Waxa La Yidhi Mugeed Dawada Cashaqan I Heley Cidkale Loo Doonimaayo Cilmiga Ha Laguu Dhigee Caqliga Kaasho Baaa La Yidhi Repeat-1 Cod Iyo Jiib Baa La Yidhi Jaan Iyo Cidhib Baa La Yidhi Cayaar Sacab Baa La Yidhi Cod Iyo Jiib Baa La Yidhi Cad Iyo Jiidh Baa La Yidhi Ciyaar Sacab Baa La Ydihi Qofuu Cudurkuu Hayoon Hadana Kaa Cawinayn Cad Kaa Maqan Baa La Yidhi Dawada Cashaqan I Heley Cidkale Loo Doonimaayo Cilmiga Ha Laguu Dhigee Caqliga Kaasho Baa La Yidhi Repeat-1 Carab Ku Hadal Baa La Yidhi Cagay Socod Baa La Yidhi Cuntoy Dhadhan Baa La Yidhi Dunidu Waa Caynba Cayno Waxaad Ceebta U Taqaan Qof Bay Camal Kiisa Tahay Dawada Cashaqan I Heley Cidkale Loo Doonimaayo Cilmiga Ha Laguu Dhigee Caqliga Kaasho Baa La Yidhi. Waxaa Kuu Diyaariyey C/C/M/A
Queue is empty
-- / --