fooxlaay islamaha faraqooda badhee
fasaqaaya diintiyo war ma faaliyaad-tahay
maxaa falaga kugu diray warka faalaadiisana
faafaahin maaye farxaanow ujeedada
faraskaagii laga badi.

BAYDKA LABAAD
waaka fogeeyo wax aanad filanayn
warku sida falaadheed uu kaa fajiciyaa
horta foogta aan daro aan furfure waxaa dhacay
faalada markaan nabar u fadhiistay kaligay
faraskaagii laga badi
maxaa falaga kugu diray warka faalaadiisana
faafaahin maaye farxaanow ujeedada
faraskaagii laga badi.

Lyrics by Ahmed awale

Exit mobile version