VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gabaldaye - Lyrics

adoo gole ka maagloo haweenkaba ka gaab saday sawtaan ku geed baray garta iyo tusaalaha adigoon gorfayn karin sawtaan geesi kaadhigay go'e halaq miyad hadba marad iigali godadlaynu waa maxay waad iga gardarantehe waan kaagadoomee ha goohin waanan kugu galeynine ha guuxin waan guurayaaye igees mar gurgurshihii la dhaanshee loo tiriyay guulkee intu maatidii gabay gibisha iyo heeryada xlikii kula gadoodiyo abaal gabe hanoqon
Queue is empty
-- / --