jeegaan jaleecada cadceedoo jilbaha timid
laga jeedsan waayoo jalaqsaneey
jaalkayaw xageebaad ku noolayd

naftaydii jamatoo jamaalkaaga aragtida
jacayl igu abuurmoo inaan jooha kuu tumo
adna jimidaabaan jaan goostay aniguye
jawaabtii maxaad odhan

intaan dunida joogniyo cimrigeen intuu jiro
jirid caashaqoon gudhin qurux jamasho oon dhicin

Exit mobile version