VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka maalayaa - Lyrics

masalooy masalooy hoy danteenii murugtay baan maxaar ku luuqayaa markaan talo meel dhigaba maxaad umaroorisaa muranka horta kuugu wacan jacalkaan maalayaa miskadii anoo ku iri macaamkiisana dhan dhami maxaad uga maarantayod kharaarka uugu muudsataa waxaan kaa magansadaabaa maxaad mooyi igu tiraah meel daran aad uga shaxdaa manaxe iyo xaasidbaa dadkasii moodayaa markaan muska tiiriyaba maxaad meel uuga gubtaa is mood siiska uugu wacan macnaa las dhaafsadaa murti hadal ila wadaag meeshaan ku idhaah ka qabo maxaad maad uga dhigtaayoo muraadka ubaylahdaa
Queue is empty
-- / --