VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lahasho - Lyrics

Sida layligoo kale eey Hadad laacdan barad Tahayeey oonad garan La leemiyo eey halkaad Libin kuleedahay yeey X2 Lubbigaagu laab-kaco Dhulkuu kaaga luli Jirayeey X2 Hadaad lahashadaadiyo Luga haaga kala reeb Armaad laafo lugataa Talo kaa likidantaa ood Labiyo toban jeer toban Jeer igu soo lig ligataa X2 Lugtii faraska raacdaba Eey marbuu luunku Gowriciyeey hadaad Sidigta laalayseey iyo Sida lamaan keedeey X2 Amaad leexo dheregteen Sidii ubad laguu lulayee X2 Hadaad lahashadaadiyo Luga haaga kala reeb Armaad laafo lugataa Talo kaa likidantaa ood Labiyo toban jeer toban Jeer igu soo lig ligataa X2 Laxowsiga naftaydiyo Eey taladeenan loxoska Heey libiqsiga cadaawuhu Eey igu kaa lureeyaaneey X2 Hadana laabta maan galin Inuu liico caashaquyee X2 Hadaad lahashadaadiyo Luga haaga kala reeb Armaad laafo lugataa Talo kaa likidantaa ood Labiyo toban jeer toban Jeer igu soo lig ligataa X2
Queue is empty
-- / --