VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Mahiigaan Lyrics

mahiigaan jacaylbaan dhex maquurayaayoo
miiraalihiisii midigta igu qaadyoo
mawjad baa i sidatee naftu kay u muhatana iga maqana waayee

ma maqanahay ma joogaa
ma mirkacay ma nagiyahay
allahayow mariii sahal
hay max duminine anigee
muraad kayga ii sahalay
allahayow muraad kayga mar? ii sahal

loading..
-- / --