masalooy masalooy hoy
danteenii murugtay baan
maxaar ku luuqayaa
markaan talo meel dhigaba
maxaad umaroorisaa
muranka horta kuugu wacan
jacalkaan maalayaa
miskadii anoo ku iri
macaamkiisana dhan dhami
maxaad uga maarantayod
kharaarka uugu muudsataa
waxaan kaa magansadaabaa
maxaad mooyi igu tiraah
meel daran aad uga shaxdaa
manaxe iyo xaasidbaa
dadkasii moodayaa
markaan muska tiiriyaba
maxaad meel uuga gubtaa
is mood siiska uugu wacan
macnaa las dhaafsadaa
murti hadal ila wadaag
meeshaan ku idhaah ka qabo
maxaad maad uga dhigtaayoo
muraadka ubaylahdaa

Exit mobile version