VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Qalbi qudhan v2 mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Khadra Dahir
Qalbi qudhan v2

Bishu galab ay tahay
Sadax tirada guud
Gogoshuu fadhiyay
Ruuxii ka guday
Waysoo gabtaa
X2

Garkan iyo garkaa
Midna gaari waa
Laba guri dhexdood
Gabal ugu damyahay
Maan gorfaynin waa
X2

Anigana gadaaa
Ma gufaysan kaa
Gal dalooladaan
Go'a saar lahaa
Gacalkiyo bulshadu
Sow iguma garan
X2

Sirta gegi cid la'ah
Geesaye miyaan
Goor iyo ayaan
Gaar kuu sasabi
Kaa gaab sadee
Niyad kaa go'diyo
X2

Qalbi gudhan miyaa
Qosol lagu godlaa
X2

Goray sheedaha koray
Geedaha kuyaal
Wuxuu goosto uu
Gaa gaanbiyaba
Sow inuu gadaal
X2

Godlodaadiyo suxul
Labada garab
Gees uun udhaco
Maan gorfaynin waa
Ana goortii aad
Girin giirisayeee
X2

Dhowrkii gamuun tidhi
Yay gafine ha isgarab
Socdeen inaad laba
Gardaaqa laabta ugediday
Waan kugu gartee
X2

Gar ma qaadatide
Gododlow miyaan
Goor iyo ayaan
Gaar kuu sasabi
Garka iyo maxaad
Ii qaban gondaha
X2

Qalbi gudhan miyaa
Qosol lagu godlaa
X2

codkii Khadra Dahir