Heesta Qosol iyo qufac - Lyrics
qosol iyo qufac ma qarsoomi karaa
qayrkaygiyo qaraabada waa i quudhsadeen
qalbi jacayl galay m quusahaayee
qabri intaan galineey wax ha la ila qabtee waa qasaara ee
qab iyo kibir maa la qaadi karaa
qaymadayda iyo qiiradaan u lahaa waa qashuuciyee