VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qurux Waan jeclahay - Lyrics

Ilaahbaa qiimo siiyo Quraankiisuu ku sheegoo Anigu qurux waan jeclahay 2x Qalbigu wuu ku doonayaayoo Indhuhu wey qaabilaan Naftaydaa naftaydaa qaayibtoo 2x Qisada nabi yuusufbaan Ka soo qaatoo barkey anigu Qurux waan jeclahay 2x Su,aal ruuxii qabaa Bal eeg hada eeg eeg Quruxdii moodaya xaaraan Su,aal ruuxii qabaa Bal dhowr hada dhowr dhowr Qaldani og nafalaha Hardoofaha aadmigiyo Hardoofaha aadmigiyo Anigu qadaf gali necbahay Waxaan jecelahay qumaneey 2x Runtaan qiimaynayaayo Qawlkaygaan ilaaliyaa Inuu samirku qaali yahaybaan Quluubta u sheegayaa Quluubta u sheegayaa 2x Su,aal ruuxii qabaa Bal dhowr hada dhowr dhowr Qaldani og nafalaha Su,aal ruuxii qabaa Bal eeg hada eeg eeg Qaldani og nafalaha Su,aal ruuxii qabaa
Queue is empty
-- / --