VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa gar jacayl - Lyrics

Bada buuxda een gudhin Mawjada een gadoomin Iyagoo gufaacale Gacmadaha raasiya Waxay gowda la hayaan Waa mana gudaha jira Ana gucasho iyo reer Sidii aan gantaal qaba Waxan la gurxamayaa Wadan jacayloo Ii gunaday aniguye Gudo waajibkaadoo Gaashaanka ha ii qaban Ugaadha gudguda roob Waxa galowga fuuliyo Uga sii galaydha Tintuna u go daa Dalaayo uuska wacan Waa dhawaqiisa Ana goor iyo ayaan Waxa aan la gubanahay Gadgoodkan aan la golan galay
Queue is empty
-- / --