Heesta Xaafuun - Lyrics
Wadniyo asaanba
Waada shaqaynahay
Wadniyo asaanba
Waada shaqaynahay
Hoy mid wiiqmay xanuun
Uun ma waayahaayee
Ala mid wiiqmay xanuun
Uun ma waayahaayee
Dilowyahaan kaa
Dhirtuu ka baxayee
Dilowyahaan kaa
Dhirtuu ka baxayee
Hoy maxaa dhexda
Iigu kaa maray
Hoy maxaa dhexda
Iigu kaa maray
Hadii aan soogo
La igu seemi ma haayoo
Hadii aan soogo
La igu seemi ma haayoo
Hoy samirku waxba
Ii iima soo sido
Hoy samirku waxba
Ii iima soo sido
Ala inuu waayahay
Ii ogeysiine
Xabaha nin gala
La xaq weeyaanee
Xabaha nin gala
La xaq weeyaanee
Hoy i laysayee
Xubibaa xagna u dhicine
Hoy i laysayee
Xubibaa xagna u dhicine
Ala i daa maxay
Iigu kiin diraaye
Sida aan kuu bartayba
Da,da ma boogto
Sida aan kuu bartayba
Da,da ma boogto
Ala bartiina hadba beer
Ka saaraayee
Ala bartiina hadba beer
Ka saaraayee
Ala bartiina hadba beer
Ka saaraayee
Indhaha qalbiga
Ka eeg ma fogo
Indhaha qalbiga
Ka eeg ma fogo
Hoy waxaan ahay
Arag awoo ku ogaada
Hoy waxaan ahay
Arag awoo ala ogaada
Ala waxaan ahay
Arag dumaroo
Hoy waxaan ahay
Arag dumaroo