VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dabiib - Lyrics

nafyahay ruuxaad danaysay dareen o dadaal ku daashay dookhoo dhba aad la seestay markuu damacii tis qaaday kalgacal dambarkii dhawaaday jacaylku daryeel ka doonay haduu isba doojin waayyay maxaa kali kuu daciiifsshay aheey ruux yahay dabjiidhay qofaad doontoo ku diiday adoo jecel kaa dul booday ilaw daa oo ka maaran daymadaa ruuxad ku eegtay dareen kalgacal ku dhawrtay dawadaa ruuxaad malaysay haduuu dacar kuu milaayay dab iyo holac kuu dayaayay ogaa hada inaad dareentay dookhaad guusha u filaysay dabiibka haduu u diiday axeey ruux yahay dab jiidhay qofkaad doontoo ku diiday adoo jecel kaa dul booday ilaw daa oo ka maaran
Queue is empty
-- / --