VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Foolad - Lyrics

dharaaran faraxsanayn jacaylkana fool ka fool faalada isku dhaafsano tariikhdeena fiiicanee filkeen kaga gaar nahay qofkii fiirada ku guba waxaan foooda u sudhaa jawaab aanu iga filayn haduu ficil raaciyana dhakhsaan fartaan ku godaa fooxxaan ugu ridaa waliba inuu allle naga furfuro cidii nagu fooganoo waxay tahay fooladani dunida faan faan ku joog fariin la isku soo diriyo jacaylkani kala fogaaan ka wada faaaxasytay iyo waloow garashada fayooow dareen kuu faafayaan culays faraj baa ku xiga intaad galiso fahmada khayrkaan filayana filo fikirko yuu kugu badaan fagaagan taaganahee fooxaan ku ridaa waliba inu allle naga furfuri cidii nagu fooganoo waxay tahay foooladani dunida faan faan ku joog
Queue is empty
-- / --