VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hiil - Lyrics

kola gacan haadiyaan hinqo wax i leeyihiin hir dheer baa la ii wada meel baa la iiga heesayaa hilaac iiga durugsan bay indhuhu u hanqaarmayaan hadaanad hiil u noqon naftan ku hagooganayn hubaal way i hayaayoo hoog buu ii horseedayaa intuu halbawlaha ku habay siduu haw iila yidhi habeen hurdo kaama ledo dharaarna masoo hadh galo waxaan la hodmaa jacayl halaabayoo waan la lumay hadaanad hiil u noqon naftan ku hagooganayn hubaal way i hayaayoo hoog buu ii horseedayaa
Queue is empty
-- / --