VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qoomamo - Lyrics

qurux badanoo hadana qaybaha noloshee dadnimoo qaydhiinka ahoo ka madhan qudhiii dagdag iyo fudayd qaadsiiyaa waa dambayn qaniinta oo dibnaha la oyda qoomamee qisada waxaan uga socdaa midkaan islahaa qarnigan qayrkiibuu u mudanyoo qofkaaba inaad ahayn qabyana kuu caado tahay halkaad ka dagtee qalbiga jacaylkan ku qaadhaybaa qiraayee waa horeba anaa kaa quusan waayay qorax waagii baryaba naftii kugu qanacsanayd waxay maantaba qabtaa inuu qalinkii tirtiro kalgacal kugu soo qaldamay inaad xil ma qaade tahay taariikhdu hasoo qortee qushina eed bay dhashaa dhacii beri qoonatee run sheeg qawlkuu lahaa inaad nin ka qaawan tahay oynaan iskuba qalmayn halkaad ka dagtee qalbiga jacaylkan ku qaadhaybaa qiraayee waa horeba anaa kaa quusan waayay
Queue is empty
-- / --