hooyo gabigeed waa hogaanka
haybad iyo sharaf ALLE huwiyaay
macaaan hooyooy hooyo khadraay xaydeey
salaan la huufiyo heer sareetiyo
heer sareetiyo hanbalyada hoo
macaan hooyoy hooyo khadraay
macaan hooyooy khadra xaydeey
hooyo gabigeed waa hogaanka
haybad iyo sharaf ALLE huwiyaay
macaaan hooyooy hooyo khadraay xaydeey
salaan la huufiyo heer sareetiyo
heer sareetiyo hanbalyada hoo
macaan hooyoy hooyo khadraay
macaan hooyooy khadra xaydeey