VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Seetahay - Lyrics

Sanooyin iyo gu'yaalbaa Sahamismaaga ee Sideebaan wax yeelaa Afku samirba diidee 2x Saa waxaan u leeyahay Sahal maaha sheekadu Saa waxaan u leeyahay Sahal maaha sheekadu Ha sagsaagin soo soco Samahana Alaa sida Ha sagsaagin soo soco Samahana Alaa sida Salaan doonaa sad weeyee Salaan doonaa sad weeyee See tahay nabad Nabad nabad See tahay See tahay nabad Nabad nabad See tahay Saaxiib ma anaa Sadkii waa iga goostee Surintaan istaagaba Dadka waan ka soo wacnahay 2x Saa waxaan u soo idhi Silicbaa I daashaday Saa waxaan u soo idhi Silicbaa I daashaday Sumadbaa I dul taaloo Iga suulin waligey Sumadbaa I dul taaloo Iga suulin waligey Salaan doonaa sad weeyee Salaan doonaa sad weeyee See tahay nabad Nabad nabad See tahay See tahay nabad Nabad nabad See tahay 2x
Queue is empty
-- / --