nin dadkiisa wax utara
wakhtigaa tilmaamoo
taariikhdaa qoraysee
marna kama tasoobee
taageero wada jira
kugu taakuleynee
tubta nabada noo hay
noloshii kuu tabayoo
halkay tuur kaleedahay
kii toosinaayow
talo noogu sheegow
towxiidka eebaan kuu taakulaynee
tubta nabada noo hay

Exit mobile version