VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Uroonoo Naftayda mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Khadra Omar Dhuule
Uroonoo Naftayda

Uroonow Naftaydiyoo
Ka roonoo raggo iidil
Rabbi ha isku keen simo

Runtii adiga i horjoogo
Darta hurdada ma lado
Rafaad baan jacayl umaray

Runtii caashaqay uhooydaay
Aroos loo riday rabtaa

Riyaaqoo waa rumaystee
Raggana aday iga muuqdee
Rabbi raali haka yeelee

Raykagu waxay rabaa
Inaan raaxo aan arkee
Caruurteena dheeliyaa

Run iyo been kala rog weeyo
Rafaadkana ma roonee
Rumeey caashaqayna riya ma’ahan

Reexaantii naftiyadiyo
Lertaana aan aniga raboodaba
Xagaaga ka soo rogtaan

Adaa raacinta usaree
Raadinayee reer danbe
raadkayna yee rogoin

Riyada ha inoo rumoodee
Rajada ha inoo ahaatee
Siduu Alle nooga yeelee

Allow raboow Allow
riyada noo rumeey – Aamin
Raxmaan raboow Allow
Riyada noo rumeey- Aamiin

codkii Khadra Omar Dhuule