Kaftan baan umooday jacaylka
karkaray intii
Waan kari waaye

Kaskeey aan ka doortay jacaylka
Kibirkiisa kareesan la’ahay
Kari waaye waan kariwaaye

Kaftan baan lahaa
Hadana kari waayay
Waan kari waaya

Kashka iyo laabta Ka ooyay
Kali baan ahay, Kaalamna ma haysto
Kari waaye waan kariwaaye

Kaah iyo kuleel ka dhowr baan lahaa
Kooli kor uqaad baan lahaa
Kari waaye waan kariwaaye

Kaftan baan lahaa
Hadana kari waayay
Waan kari waaya

Kobci baan lahaa jacaylka
Kaadsiimo u kori baan lahaa

Kaali ila kaadshi jacaylka aboowe
Kol uu iga kaafi kari waaye
Kari waaye waan kariwaaye

Kaftan baan lahaa
Hadana kari waayay
Waan kari waaya

Exit mobile version