VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Wiilyahaw nadaa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Khadra Omar Dhuule
Wiilyahaw nadaa

Wiilyahow na daay
Warhoooy na Daay
Warba nooma heesid
Daay Warhooy na daay

Wacanoow Macaanoow
Waa adiga idiidee
Waxba iima soo wadidee
Wacadkaan lahayniyo
wanaagii na dhaxyaalay
Weli dhoorayaa warsanoow
Weedhaada wacan baa
Wax tar ii aheedoo
Waad iga weecatee
Wadnahay walwal baa
waayahan wareershoo
Walaalow ha iwaalinee

Welwel iyo walbahaar
Wareer iyo walaac baa
Wadadiisii haayaa
Waali baad ii wadaa
Walle warba iima heeside

Waxyaroow kuwaayee
Walbahaar la ooyaa
Wiilyahayow aan kuu waramee
Waqalkayga baa tahay
Wad uun baa inakala wadee
Isla weenidaan iga daay
Waaba yaabee waxa la igu maagay
waaba la igu kaa soo diray
Maalamhaan ku waaye
Waqti inakal wadee
yaa inaga kala waramay

Welwel iyo walbahaar
Wareer iyo walaac baa
Wadadiisii haayaa
Waali baad ii wadaa
Walle warba iima heeside

Waanada ma doonee
Warkana ma qaatee
Adigun baa ila ween.
Wax kastoo la sheegoo
Wiilkasatoo la iiwado
Kaa dooran maayo waligay.
Waagii gaduutaba
Warkaaga ku toosaa
Waayaha iweerweerayee.
Warsanoow ha iwiiqan
Mar uun wax ila qabo
Weedhaada xun iga daa.

Welwel iyo walbahaar
Wareer iyo walaac baa
Wadadiisii haayaa
Waali baad ii wadaa
Walle warba iima heesidee

Wiilyahow na daay
Warhoooy na Daay
Warba nooma heesid
Daay Warhooy na daay

codkii Khadra Omar Dhuule