VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaa Wacadka jaray - Lyrics

wiilow kalgacaylka adaa wadnahayga xusuusta ku waabay wabaayda jaceylka maxaan walaalowga dartaa walbahaarkaa walaaca la toosay adaa wacadkeenii xagaaga ka wiiqay sidee baan wanaagaa naftii kuu wayraxaysay dulqaad ugu waaniyaa dhamaan waaxyahayga dareenka ku waynba mideeyay jidhkayga jaceyl waayihiisa wareerkiyo ciilka dartaa wiiradiisa maxaan nafta waanshay adaa wacadkeenii xagaaga ka wiiqay sideebaan wanaagaa naftii kugu wayraxaysay dulqaad ugu waaniyaa adaa wacadkeenii xagaaga ka wiiqay sideebaan wanaagaa naftii kugu wayraxaysay dulqaad ugu waaniyaa
Queue is empty
-- / --