Heesta Arag - Lyrics
gayaankayga oo idil
inantii kaligeed
aan ka caashaqee
araga deeqdaay
aynigayga oo idil
inankii kaligii
aan ka eegtee
ani i deeqoow
igu dheer waxaa tahay
faa,izaay tahay
aroos inaan yagleelnoo
ubad aan wadaagnoo
arkoo uurku tabayee
adiguba waxaa tahay
daacadooow taahay
indheer garad ragoo idil
aan ka aamnoo
uurku tabayee
sida man iyo ubaxey
ilayska dayaxiyoo
nuur ii baxaayo
araga deeqdaay
asal inan gobeedoow
hanadkan aayaha
nolol ku aaminay
ani i deeqoow
igu dheer waxaa tahay
faa,izaay tahay
aroos inaan yagleelnoo
ubad aan wadaagnoo
tahoo uurku tabayee
adiguba waxaa tahay
insheer garad ragoo idil
aan ka aaminoo
uurkaa ku tabayee