Heesta Arxan - Lyrics
Aragtida marbaad eegmada
Ku jamataa ruuxan ku ogayn
Arxan iyo adoo hurdaba
Dabacsanaan Ifka farax ka rabaa
Marbay kugu adkaata is afgarashadiinuye
Aadmiga midkuu qalbigaagu aamino
Kalgacaylka awgii waxaad ku ag wareegtaba
Marbaad aamustaayoo eray kala baqdaa
Dookhu eed malee naf ku
Eegataa uurka kaa tabaysee
Hadaan ku ilaawi laa
Qalbi ku ogolbaa adimada hagoo
Anoo adig kuu imid ayuunban ogaadaa