VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beerkayga - Lyrics

Qalbiguu waa barashadaa Qofuu u buseelayoo Bu'daa indhahaa ku jecel Bidhaanta ineey arkaan Ha baqan biligaygiyoow Burdaan kugu dayrayoo Beerkayga adaa degeee Dhaayahaan kuu basaasayoo Boggiyo laabtaa ku tabaa Naftana boholyoow jacayl Xusuuus igu beerayee Ha baqan biligaygiyoow Burdaan kugu dayrayoo Beerkayga adaa degeee Dhaayahaan kuu basaasayoo Boggiyo laabtaa ku tabaa Naftana boholyoow jacayl Xusuuus igu beerayee Ha baqan biligaygiyoow Burdaan kugu dayrayoo Beerkayga adaa degeee
Queue is empty
-- / --