qalbiguu waa barashada
kugu buseelayoo
budaa indhaaha ku jecel
dhaata inay arkaan
habaqan biligaygiyow
hurdaan kugu dayrayoo
beerkayga adigaa dagee
dhaayahan kuu bsaaasayoo
bogiyo laabtaa ku taba
naftana bohol yow jaceyl
xusuus igu beeray
ha baqan biligaygiyo
hurdaan kugu dayrayoo
beerkayga adaa dagee

Exit mobile version