VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boqlkiiba boqol jeer - Lyrics

beerkii u nuglaa barashada lamanah baaxadaa dagiisiyo boholyowga gocashada qalbigu bari samaadkii hadba baal markuu rago balantii kalgacalkiyo bildhaan aragtidaadaa ku baantaa naftayde boqolkiiba boqol jeer mid lasoo bandhigo caashaqu ka badanaa badankaygaa lagu ladhay weheey igu ladhan ee aniga igu ladhan baaqiga hankaygiyo baahida kalgacalkaa beeraysa laxawgiyo baroor diiqa hibashada arag bilaha nuurkiyo bu'da dhaayahaygaa bilicdooda daawade baaqeena aayaha nafta ugu bushaaree
Queue is empty
-- / --