VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Buseel - Lyrics

Busayliyo xiiso raagay Uunbuu dagay saw ma baxnaa Bukaankaa kalgacayl bes siiyaa Qofkii baday saw ma baajo 2× Akhyaar kala baadiyawday Bariirada saw ma doonto Akhyaar kala baadiyawday Bariirada saw ma doonto Bashuu boholyow fadhiistay Badwaynta hadaad ku baydho Ma baa,bao Ma baa,bao Ma baa,bao shaw jacayl Ma baa,bao Ma baa,bao Ma baa,bao shaw jacayl 2× Qof kuu bogay kuuna baaqey Ku soo biday baari uursan Bilaahi calayk baxnaaneey 2× Bidhiqyada dhaayahayga Budiyo wiilkii ishaa tahay Wadnaha baradaada weeye Dheg yarta bidix baad ku nooshahay 2× Adaan ubax baar guduudan Baryaba kula raadinaayey Adaan ubax baar guduudan Baryaba kula raadinaayey Hadaan kala baadno maalmo Anoon badalkaa helaynin Macaaneey macaaneey Macaaneey maxaad u baydhi Macaaneey macaaneey Macaaneey maxaad u baydhi 2× Qof kuu bogay kuuna baaqey Ku soo biday baari uursan Bilaahi calayk baxnaaneey 5×
Queue is empty
-- / --