VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa anaa uheesa - Lyrics

anaa caashaqa u heesa amaanoo hadiyo jeerba ka jira nacabka u heelan jabkiyo hagardaamadiisa intuu goor hore heliyo intuu imkaba haya dareen la hal maaalayaa hadeer hada iyo hadhaw hiyiga laabtiyo wadnaha isagaan hoy uga dhigoo jacaylku hugaygiyo hadh weeyaan igu lamaan jacayl waa himiladayda halbeeg iyo hiigsigayga horseediyo waa hilaaca naftayda hagee hogaansha intaan ka war hayn xogtiisa murtida hal abuurkiyo suugaan kaga haqab tiraa
Queue is empty
-- / --