Jacaylka haf oo habeey
Naftayda haf oo hoo
Naftaadana ii hibeey
Honny qalbiga isiiy

Anniga waa kula hayaa
Hubaal waan kaa helaa
Wadnuhu wuu kugu hirtaa
Aduu kuu heelanyahay

Hishii oo ila hishii
ihooyso Hooy idhigo
Run iyo haye baan rabaayee
Cid kale hayguba haleen

Jacaylkaaga hant ah
Hor joogaaga farxad ah
Niyada way kugu nastaaa
Halkayga kugu lamaana ah

Harsaday goortaan ku helay
waxaad tahay lama huraan
Habeen dhalad hoodo badan
oo hun iyo hanad yaqaan

Hishii oo ila hishii
ihooyso Hooy idhigo
Run iyo haye baan rabaayee
Cid kale hayguba haleen

Exit mobile version