VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cishqi - Lyrics

inuu nooluhu ka cararo inuu caadihiisa maalo haluu caawimo ka wayo ogow waa caadadiise cishqiyo boholyow ku raagey naftii cabashada ku daashay haday cidii jiido socodka carowdaa waa garteede jacaylka anaa casuumay anaa calmashada abuuray maxaad colaade dareento cidlada igu dhaafi kaligay anoo cisigaaga doona inaan calacaloo aduunka inaan ciilka bihoya cawaqibta waxaan samayn cindiga lahashada unugul ku caleemo saar ubax adoon cadibaad u geysan farxad ifka kula cawee
Queue is empty
-- / --