VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Damiir yeelo - Lyrics

ragba kii ideeqoo dookhayga caashaqu midku doortay weeyo naftayda dabiibiyo daawadeeda tahaye waxan ahay daraada qof jacaylku daashaday ka gam oo lurkaygani bal dareemin waxaan qabo dadba luuxa ku nugul dhibta inaad ku daysaa darajiyo lib maahee damiiryeelo ii tudha ha iloobin dumariyo qof ku doortay inan ahay qalbigani ku door biday inaad nolosha daristaa hadu dugsado kashkaage bal u xido daryeelkiyo wax dajiya mar uun dahrigayga kugu falan doonistiyo jacaylkiyo ku xaqsii dadnimadoo ha igu sidin nacab
Queue is empty
-- / --