VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhamoow - Lyrics

Waxay dhugashada kalgacal Dhaayuhu kaa eegayaan Naftaa kugu dhaadatoo Sidhaba kuu jecel adiga Waxaad dhaymihii tahay Dhaawaca iguyaal wadnaha Adaa igu dheeli tiran Dharaartaan kulanaybaa Halbowlaha ila dhuftoo Waxaan kaa dhowrayaa Dhamow soodhawee qalbiga Dhankaaga inaan ka helo Qayrkaa kuma dhaafsatee Waxay naftu kaa dhursugi Dhalinta kaaga doorbidaa Dadnimo aad dheertahee Waxaa igu dhibcay jacayl gacaliye dhiiri galin kaa rabo dhankaaga inuu kahelo dheeftiyo cunada iga jaray dharaartaan kulanaybaa halbowlaha la idhuftoo waxaan kaa dhowrayaa dhamow soo dhawee
Queue is empty
-- / --