VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Eegmada - Lyrics

lubi oogsadaa ereyada cishqiga igusoo unkoo uurkiyo qalbiga aragaaga jecel naf uubataynasoo uugan kalgacal ku abuuranyad aayaheeda tahoo aaminaad kashani adigay kubidoo eegmadaada sadee abid igu lamaanoow ilay nuura iyo aragtida kabaad ani iitahoo kuma ilaawayee kaan ishaar tayoow saqdhixiyo alaayl laantaa adiga anfac uma holadoo istareex manogdo aaminaad kashani adigay kubidoo eegamdaada sadee abid igu lamaanoow
Queue is empty
-- / --