Heesta Galbis - Lyrics
laba is guursaday
waxaa tihiin goboo
loo gin gimay aroos
gayaan is xushaa tihiin
is gargaara waligii
is garabsadoo
caashaqaan gudhayn
gaboobayn
guule waa alle
qalbigiina gali
geesi lala rafiiqoo
ubad loo gardaadshoo
guri loogu hoydaad
gar allee jeestooy gedii tahay
gaari lala rafiiqoo
loo geed fadhiistoo
laga dhiib guunyaad
gar alle xabsaay tahay
laba guaadiyo
iska jira gafkoo
gardaadiya jacayl
gacal is hantaa tihiin
libta gaadha waligiin
galad iyo ayaan
caashaqaan gudhayn
gaboobayn
guule waa allee
qalbigiina gali
geesi lala rafiiqoo
ubad loo gardaadshoo
guri looga hoydaa
jeestooy gedii tahay
gaari lala rafiiqoo
loo geed fadhiistoo
laga dhiibo guunyaad
gara alle xabsaay tahay