logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta gocasho mp3 ahaan

Sawirka Khadra Silimo

Khadra Silimo

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

gocasho lyrics

wiiloow garaadkiyo
garaashada dadnimada
gacaltoooyo iyo sharaf
rabaa kugu galadayoo
gob xariira baa tahay
geesi dhaqan labaa tahay
gacantiisu furan tahay
u gargaara aadmiga
jacaylkaan guyaal badan
guudka aan ku sidaniyo
haduu gudhay wanaagii
eed gaara ma lihidoo
wakhtigaa gunaanaday
kuma gabo nasiibkaa
Lyrics by Masuul.com

intaan dunida guudkeed
gacaloow ku noolahay
kama gu, karaayee
gaar baan kuu xurmeeyaa
ha iga goosan adiguna
godob yay ku raacine
gudo waajibkaago
gocoshadii iska ilaw
jacaylkaan guyaal badan
guudka aan ku sidaniyo
haduu gudhay wanaagii
eed gaara ma lihidoo
wakhtigaa gunaanaday
kuma gabo nasiibkaa

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --